KHILAAFKA QOYSKA:
"Xalaal waxad u leedahay xujo haku xeendaabin"
Kalmada qoys marka la fasiro waxa lagu micneeyaa in ay yihiin, (Aabo Hooyo iyo caruur) ay isku dhaleyn, waxana dhabaanahaani soo badanaayo dhibaatooyinka ka dhex abuurma qoysaska taa oo sabab u ah, qalbigii iyo aragtidii in ay kala duban yihiin oo midba waxa uu daneynaayo indhuhu u tilmaamaan.
Labada qof ee hormuudka u ah qoyska badanaa marka uu khilaaf yimaado, qaarna iyagoo isku careysan ayey hishiis waxba dhaamin, qaarna caradii ayey arkaan oo waxa ku adag in ay tanaasul sameeyaan, waayo waxa hubaal ah bini aadan in uu qalad gali karo.
Si qoysku ugu gaashaanto, adeegsiga aragtida oo sababi karta in aad istusto qaladaad uu san qofkii la’heyn, xaqiiqdii qof wanaagsan oo aad ogtahay hadii aad aragtidaadu la raacdo ugu dambeyn waxad arki xumaanta uu leeyahay qofkaa.
Sidaa darted aragtidaadu waa in aad u adeegsato darajada uu qofkaasi ku leeyahay qalbigaagu sidoo kale fiirisaa dhaqankiina gaarka ah iyo waxa uu ku wanaagsan yahay.
“Aragti xumaan loo doonay lama weeyee aqliga qalbigaagu kaasho oo aragti ha doodoon”

Comments
Post a Comment