Cumar Binu khidab (RC)

Cumar Binu khidab (RC) ayaa isagoo maalin kaligii ah la waydiiyay aaway ciidankaagii ilaalada ama gaarka kuu ahaa iyo dadweynaha danta kaa lahaa ee xarumaha madaxda u talisa hor tubnaan jirey,markasuu ku jawaabay dadku madaxda maraadinayaane xaqooday raadinayaan,anna xaqoodii baan.siiyay sidaas baan ciidan i ilaaliya ugu baahneyn dadkuna aysan ii raadineyn.

Xigmadan waxaan walaal ka qaadan karnaa in qofka madaxda ah markuu u cadaalad falo ummadda uu xukumo oo xaqoodu uu siiyo in uusan u baahneyn gawaari labaatan ka badan oo tikniko ah iyo ilaaliyeyaal tiro badan oo daba yaaca iyo dadka raadinaya oo xafiiskiisa buux dhaafiya.

ILLAAHAY soomaaliya ha u keeno hogaamiye u cadaalad fala, wadani ah oo xoolaha ummadda aan boobin, qabyaalad ku dhaqanka ka fog ummadda mideeya, dadka jilicsan ee masaakiinta ahna u naxariista oo si gaar ah wax u tara.

Fadlan Walaal adigoo Mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.

Comments

Popular posts from this blog

SIDEE LAGU GARTAA GABADHA WAX JECEL?.

QISO YAR OO CAJIIB AH. (Gabadhii Dharkeeda Diiday).

5 Sheeko oo Tusaale u Ah Jacaylka Dhabta Ah… Qays iyo Layla, Cantar iyo cabla