ASTAAMAHA NINKA AY JECEL YIHIIN DUMARKA INEY GUURSADAAN.
Baaritaan dheer oo la sameeyay ayaa waxaa la Ogaaday Astaamaha ay rabto Gabadha Muslimada ah Ninka ay rabto iney Guursato mid leh Astaamahan:-
NIN ALLE KA BAQA OO AKHLAAQ LEH.
Waa midka Xaaskiisa kula Dhaqma sida uu Alle faray, isla markaasna leh Akhlaaqda Rasuulka CSW, wuu Dhowraa, wuu Xafidaa, wuuna karaameeyaa Xaaskiisa.
MID DEEQSI AH OO GACAN FURAN.
Waa midka aan Waxba ka Hagran Xaaskiisa, isla markaasna Xuquuqdeeda aad u xafida, Gabadha midkaas heshaha Dadku waxey u arkaan mid Cawo iyo ayaan leh. waa midka Guriga ku soo noqda isaga oo Wax un ku sida Gacantiisa si uu uga Farxiyo Xaaska iyo Caruurtiisa.
MIDKA INDHAHA LAABTA.
Waxa ugu weyn ee Dhaawaca Qalbiga Gabadhu waa hadeey Ogaato in Ninkeedu uu Indhaha la Raac-raaco Dumarka kale, taasi waxey yareysaa Kalsoonida ay Gabadhu ku qabto Xaajigeeda. Gabadhu waxey had iyo jeer jeceshahay Midka ay indhihiisu ku Doogsadaan iyada Aragtideeda oo keliya.
MID IXTIRAAMA.
Waa mid Ixtiraama Xaaskiisa, kuna Ixtiraama Ra’yigeeda, Afkaarteeda, Hadafkeeda iyo Dadnimadeeda. Gabadhu wey jeceshahay mid aan Xaqirin Xuquuqdeeda, isla markaasna kagala tashta Tilaabo kasto oo Qoyska lagu Hormarinaayo.
MID REERKIISA KU FILAN.
Gabar walba markey Guursato, waxey rabtaa Deganaasho iyo Xasilooni, sidaas darteed waxey rabtaa mid Culeyska Masuuliyada Reerka qaada oo u guta sida uu Waajibku yahay, oo Diintu ay na Fareyso. ha noqoto
Xalinta Dhibaatooyinka, Tarbiyada Caruurta, Hagaajinta wixii Guriga ka Xumaada.

Comments
Post a Comment