DUMARKU WAA AFAR: HOOYO, XAAS, WALAAL IYO GABADHA AAD DHASHAY.
- Fadlan Markaad Hooyadaa aragto Xasuuso in Janadaadu ay Cagaheeda Hoostooda ku jirto,
- Marka aad Xaaskaaga aragto Xasuuso Dardaarankii Rasuulka CSW ee ahaa waxaa idiinku Kheyr badan ka Xaaskiisa u Roon.
- Marka aad Walaashaada aragto Xasuuso Dardaarankii Rasuulka CSW ee ahaa Haweenka u tura.
- Marka aad Gabadhaada aragto Xasuuso iney
Xijaab kaaga tahay Naarta.
Ogoow Xuquuqda Dumarka ay leeyihiin ma aha mid Shaqanka Reer Galbeedka ka baraneyno ee waa mid ay Allaah SW iyo Rasuulkiisu Ina bareen ee aan ku Dadaalno Daryeelkooda iyo u Naxariisashadooda.
(Dumarkeena ilaahoow Barakeey).
Comments
Post a Comment